ciidamo badan oo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa caawa la soo dhoobay wadooyinka Wadnaha,Sodonka iyo Warshaha.
qaar kamid ah dadka ka agdhow goobahas ayaa Dalsan u sheegay in mar qura ay ka war heleen ciidamo farabadan oo goobahaas lagu soo daadiyay isla mar’ahaantaana hakad galiyay dhaq-dhaqaaqii gaadiidka sidoo kalana hakad galiyay dhaq-dhaqaaqa dadweynah goobaha qaar.
u jeedka ciidama u xireen caawa goobahas ilaa iyo hada la’ma oga