Wararka laga helayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalato ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya in ay xirireen wadooyin horay Gadiidka iyo dadkuna ay u isticmaali jireen.
Goobaha la xiray waxaa ka mid ah wadada Wershadaha oo lagu jaray dhagaxyo waaweyn oo la mid ah kuwa lagu xiray wadooyinka jidcadayaasha ah ee magalada Muqdisho.
Dhamaan wadooyinka Jidcadayaasha ah ee soogala wada Wershadaha ayaa dadka deegaanku waxa dalsan ay u xaqiijiyeen in la xiray xalay saakana ay ku soo baraarugeen iyaga o ay ku teedsanyihiin dhaxagyo shub ah.