Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa ka hadlay xaalada deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool...
Read moreDetailsMagaalada Jigjiga waxaa gelinkii dambe ee Arbacadii soo gaaray koox dhakhaatiir ah oo ka kooban ilaa iyo dhowr iyo toban...
Read moreDetailsAdeegga ambalaasyada ee gurmadka degdegga ah ee Aamin ee Muqdisho, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in shaqadoodu ay halis ugu jirto...
Read moreDetailsMaareeyaha maamulka ee degmada Tog-wajaale, qaybta Itoobiya ay maamusho, ahna ku xigeenka duqa magaalada, Axmed-Khadar Cabdi Cali ayaa ku eedeeyey...
Read moreDetailsLabo nin ayaa loo maxkamadeeyay falal waxa loogu yeero argagixisada oo loo heysto, taasoo qeyb ka ah baaritaanno hadda ka...
Read moreDetailsMadaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland , Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) ayaa Maanta kormeer ku tagey Buundada Baar-Sanguuni...
Read moreDetailsXildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Hindiya ayaa ka qeybgalay kalfadhi uu lahaa baarlamaankaas isaga oo xiran dharkii iyo astaamihii lagu...
Read moreDetailsMadax sare oo ka tirsan Gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Addis Ababa Maanta...
Read moreDetailsTaliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM la geeyo Xabsiga dhexe ee Xamar si ay...
Read moreDetailsWararka aan ka heleyno Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Guddoomiyaha Baarlamaanka Shacabka dimuqraadiga...
Read moreDetailsWasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax Siciid Juxa ayaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay go’aankii ay ku taageertay dowladda...
Read moreDetailsIn kabadan 40 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba ayaa ku sugan magaalada...
Read moreDetailsShabeellaha Hoose & Jubbada Dhexe – Duqeymo culus oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobollada...
Friedrich Merz, ayaa lagu wadaa in uu noqdo hogaamiyaha cusub ee dalka Jarmalka, kaddib marki uu xisbiga uu hogaamiyo ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,...
Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa maanta ku guuleystay in ay la wareegaan saldhigga Curaar, oo ahaa mid kamid ah difaacyadii...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.