HomeCaalamka

Caalamka

spot_imgspot_img

(SAWIRO): Ninkii ka dambeeyey Weerarkii Istanbul...

Boliska Turkiga ayaa gacanta ku haya Ninkii hubeysnaa ee bilowgii bishan January weerarka ka geystay dhismo lagu caweeyo oo ku yaalla Istanbul oo uu...

Afar Wasiir oo iska casilay Dowladda...

Iydaoo ay 3 maalmood ka harsan tahay  Xilli-hawleedka Madaxweynaha xilka ka sii degayo ee dalkaasi, Yaxye Jaamac ayaa waxaa lagu soo waramay inay is-casileen...

Ugu yaraan 34 qof oo lagu...

Ilo dhinaca Taageerayaasha Dowladda dalkaasi ayaa sheegay inay Maleeshiyadda Xuutiyiinta kula dagaalameen magaalladda Shabwa ee Koonfurta dalkaasi. Waxay sheegeen in iska horimaadkaasi lagu dilay 23...

DEGDEG: Haweeney Soomaali oo lala qabtay...

Boliska Turkiga ayaa bilaabay inay su’aalo weydiiyaan Ninka lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey weerarkii bilowgii bishan ka dhacay Dhismo lagu caweeyo oo ku...

Wiil uu dhalay Madaxweynaha la-doortay ee...

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inuu geeriyooday wiil 8 jir oo ka mid ah shanta carruur ee uu dhalay Madaxweynaha la-doortay ee Gambia, Aadama Barrow...

Boliska Turkiga oo sheegay inay qabteen...

Wargeyska Xuriyaat iyo Warbaahino kale ayaa maanta oo Talaado ah sheegay in ay Boliska qabteen Ninkaasi oo ku dhuumaalaysanayey dhismo weyn oo ku yaalla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img