Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Muwadin Soomaliyeed waxa ay ku dhex gubeen Goobtiisa Ganacsi kadib markii ay ugu tageen.
Dhacdadaan ayaa ka dhacday magaalada Pretoria oo uu Ganacsaduhu Dukaanka ku lahaa sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.
Weli wax war ah lagama helin Burcada Koonfur Afrikaanka ah ee Muwaadinka Soomaaliyeed ugu tegay goobiisa Ganacsi isla markaana ku dhex gubay ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Dhibaatadaan ayaa qeyb ka ah dilalka iyo Boobka markasta lagu haayo Ganacsatada Soomaliyeed ee dalka koonfur Afrika ku Ganacsada iyada oo arrintaasi aysan ku guuleysan wax ka qabashadeedaa dowladda dalkaasi