Dadkaan dibadbaxyada dhigaya ayaa waxaa ay dalbanayaan in jaziirada Hong kong ay noqoto jaziirad si dimuqradiyad ah dadka ay wax ku maamulaan waxaan ayaa sidoo kale ay dalbanayaan in cafis loo fidiyo dhamaan dadkii loo xiray dibad-baxaa.
Tobonaan kun oo dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wdooynka waa way nee magaalada Hong Kong waxaa ay maalinkii labad ay wadaadn dibad baxan ay ku doonayaan in shiinaha aan la hoos gayn maamul ahaan jaziiradaa,
Dad ayaa waxaa ay xireen dhamaan wadooyinka soo gala garoonka diyaaradaha magaaladaa iyadoo dhamaan la baajiyay duulimaadyadii imaan jiray iyo kuwii ka tagi jiray magaaladaa waxaan sidoo kale xayiraad ay ku sameeyeen dhamaan qadadkii tarenada ee magaaladaa ka shaqayn jiray.
Dowladda shinaha ayaa ciidamo dheeraad ah waxaa ay u diraydaa jaziiradaa si looga hor tago dadkaan dibad baxyada ka dhigaya magaaladaa.