Natiijo doorasho oo loo arkayay filanwaa ayuu arbacadii ku dhamaaday geedi socodka doorashada Somalia.
Dhaqawa rasaasta ay ridayeen ciidamada dowlada,dibad-baxyada qiiradeesan iyo isu- hambaliyeen ayaa hareeyay meelaha dowlada ay maamusho.
Arintaas ayaa la xiriirtay markii madaxweynaha 9-aad uu noqday Maxamed C/llahi Farmaajo.
Natiijadaas wey aqbaleyn Musharxiinta la loo lamayay oo ay ugu dambeeyeen labo madaxweyne oo talada kaga horeeyay.
Hadaba maxee yihiin casharada laga bartay doorashadaasi?
Maka marneed lacag cod ku badalasho?
Waa maxey talaabooyinka mudnaanta u yeelanaya dowlada cusub?
side looga baaqsanayaa isqab qabsiga fadhiigka ka dhiga dowladiha dalka soo maray?
Su,aalahaas iyo kuwa kale ayaan barnaamijka kusoo bandhigeenaa.
Waxaa Marti ku ah:-
Prof:Liibaan Xuseen Ciise:Falanqeeye arimaha siyaasada iyo qaanuunka
Diini Maxamed Diini:Madaxa dalada jilaayaasha aan dowliga aheyn ee K/iyo Bartamaha Somalia.
Prof Maxamed Axmed:falanqeeye Siyaasada
Ustaad Mustaf C/llahi Feyruus:agaasimaha Machadka daraaska Somaliyeed ee Jaamacada Muqdisho.
Waxaa Barnaamijka Soosaray soona jeedinaya Abuubakar Maxamed Cali.
Halkan ka dhageyso:
Â