wararka aan caawa ka heleeno dagmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Bambo gacmeed lagu tuuray fadhiisin ciidamo ka tirsan dowlada ay ku lahaayeen Cali boolaaye ee ka tirsan dagmadaasi.
lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay bambo gacmeedkaas, inkastoo la sheegay in ciidamada ay sameeyeen baaritaano ay ku ogaanayaan dadkii ka danbeeyay weerarkaasi.