Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019Â ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland.
Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland.
Markuu arkay:-Â Dastuurka Puntland
Markuu arkay:Â Â Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo
Wuxuu Xeeriyey
1. Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.
Sarkaalka ka Maanta la dalacsiiyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay inuu ku dhacay Cudurka HIV/AIDS, isla markaana ay ku riday sida uu tilamaamay xaaskiisa uu qabay.