Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.
Bannaanbax ballaaran ayaa ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana Saaka si weyn looga dareemay bannanbaxaasi Xaafadaha ay...
Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu...
Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Punland markale Saaka dib uga billaabmay shir ay ka qayb galayaan Madaxweynayaashii hore...
Weerar ka dhacay gobolka Deyr-Al-zuur ee dalka Suuriya ayaa la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 28 qof. Warbaahinta dowladda...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa wareer ku qaaday Gudaha dalka Kenya, waxaana lasoo sheegayaa in ay la wareegeen deegaan hoostaga degmada Mandheera...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa...
Iran ayaa la sheegay qoysaski ay 176-kii qof ee ku dhimatay diyaaraddi rakaabka ee ay ciidamadeeda soo rideen qofkiiba iney...
Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Arbacadii u magacaabay haweeneyda lagu magacaabo Anita Kiki Gbeho, oo u dhalatay...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo...
Madaxwaynaha dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Caawa khudbad ka jeediyay Madasha Aragti Wadaagga Heritage ee ka...
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalad Jowhar ka daahfuray Shirka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta beelo...
Xildhibaan dhowaan la doortay ayaa u geeriyooday Covid-19 - waa qofkii ugu horreeyay ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka oo u...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo ka jawaabaysa baahiyaha bani’aadannimo ee dalka, xoojineysana dadaallada xasilinta ayaa gargaar loogu tala-galay dadka abaaraha iyo...
Howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab (AS) ayaa si rasmi ah uga billaabanaya Gobolka Hiiraan, iyadoo Saraakiil sare oo ka...
Magaalada Muqdisho ayaa laga mamnuucay sameecadaha Mooto Bajaajta lagu rakibo, kuwaas oo inta badan lagu dhageysto muusigga iyo heesaha. Booliska...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.