Bilan is SomaliaΓ’β¬β’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey...
Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino ayaa beeniyey Warbixinta HayΓ’β¬β’adda Human Rights ku sheegtay in ugu yaraan 34 qof oo u...
Muqdisho, July 27, 2016Γ’β¬Β¦..RaΓ’β¬β’iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee...
Ciiddamo ka tirsan Guutadda 32-aad iyo 33-aad ee Ciiddanka Burundi oo muddo hal sanno qeyb ka aha Hawlgalka AMISOM ayaa...
Afhayeenka Shirkadda Soma Oil and Gas ee Hawlaha Sahminta Shidaalka ka wada qeybo ka mid ah Xeebaha Somalia ayaa soo...
Guddi ka tirsan QM ayaa soo saartay qoraal lagu sheegay inaysan Shirkadda Soma Oil and Gas ee uu Madaxda ka...
Madaxweynaha Turkiga ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysigii ugu horreeyey ee uu Warbaahin Caalami ah siiyo, tan iyo markii uu fashilmay...
HayΓ’β¬β’adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn (MSF) ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo...
Mansabka Madaxtinimadda ayaa loo wada arkaa mid uu Musharax kasta u xusul-duubayo, iyadoo Shaqsiga xilkaasi mar ku soo nolol qaatay...
Qarax maanta ka dhacay magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen waxaa ku geeriyootay 4 Askari, iyadoo 6 kalena ku dhaawacmeen....
Magaalladda DaaΓ’β¬β’if ee dalka Sacuudiga, waxaa bishan July 17-dii ku geeriyooday Nin Sacuudiyaan ah, xilli uu ΓΒ aasayey Hooyadiisa oo daΓ’β¬β’...
Dowladda Finland ayaa u aqoonsatay dalalka Iraq, Somalia iyo Afganistan inay yihiin dalal Nabdoon, isla markaana dib loogu celin karo...
The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, along with a high-level delegation, arrived in Kampala,...
The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, today visited the hospital to meet the brave soldiers who were injured during...
The Somali Minister of Information, Culture, and Tourism, Daud Aweis, held a productive meeting with Somali intellectuals and community leaders...
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has reiterated the Federal Government's call for intensified operations...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
Β© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
Β© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.