Waxaa barqanimadii saakayto xukun toogasho ah lagu fuliyey Askari ka tirsanaa Boliska, kaasi oo si barer ah u dilay Nin Timo-jare ahaa.
Gacan-ku-dhiiglaha oo maanta lagu toogtay Fagaaraha Dugsiga Boliska “Scoula Polizia†ayaa la oran jirey Alifle xmed Cabdi Maadeey.
Taliyee-xigeenka Xeer-ilaalinta Maxkmdda Ciiddamadda, Kbtn Muumin Xuseen C/llaahi ayaa Warfaafinta faahfaahin ka siiyey Xukunka Toogashdda ee lgu fuliyay Gacan-ku-dhiiglaha.
Waxa uu tilmaamy inuu Gacan-ku-dhiiglaha horey u dilay Marxuum la oran jirey Maxamed Cali Cabdalla oo ku sugnaa Timo-jare ku yaalla Degmadda Afgooye.
©Radio Dalsan