Kumaan kun ardayda Soomaaliland ayaa goobaha Waxbarashada soo xaadirin, iyadoona taas ay sababtay abaartii ku dhufatay halkaasi.
Qaar ka mid ah ardayda ayaana iskuulada ku nagaaday, kuwaasoo iyagana hay’adda cuntda aduunka ee World Food Programme ay meesha ay ku soo gaarsiiyey macaawino.
Macalimiinta ayaa la hadlay dadka deeqaha bixiya waxayna sheegeen in loo baahan yahay in wax loo qabto maadama ay iyagana macluushii ay taabatay
Soomaaliland ayaan ka mid ah meelaha abaarta xooga leh ay ka dhaacday, walina ma muuqato gurmad baaxad leh oo la gaarsiiyey deegaanada maamulkaas.