Maamulka Somalilad ayaa gabi ahaan deegaanadooda ka mamnuucday ka ganacsiga Suuqa sarifka Onlin-ka ee loo yaqaan Forex oo muddooyinkii aad loo isticmaalayay.
Qoraal kasoo baxay Bangiga dhaxe ee maamulka Somaliland ayaa lagu mamnuucay Suuqa sarifka Onlin-ka ee Forex, iyagoo tilmaamay inay uu lamid yahay barnaamij hore oo lagu magacaabi jiray Jiif oo Jaq.
Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa bulshada ku dhaqan deegaanada Somaliland iyo hay’adaha kala duwan loogu wargeliyay in gabi ahaan uu mamnuuc yahay Suuqa sarifka Onlinka ee loo yaqaan Forex.