Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray dhammaan Goobaha lagu barto Diinta sida Dugsiyada Quraanka Kariimka iyo Xarumaha kale ee lagu barto Sharceecada Islaamka.
Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa la ogeysiiyay dhammaan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka oo Saddex Bog ka kooban Hoos Ka Akhriso.