Ra’isul-wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa gudi ka kooban Wasiirro iyo maamulka Gobolka Banaadir u saaray gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho.
Guddiga la magacaabay ayaa ka shaqeynaya sidii ay gurmad deg deg ah oo heer qaran ah ay ugu sameyn lahaayeen masuuliyiinta ka tirsan maamulka gobolka Banadir ee waxyeeladu ayka soo gaartay qaraxaas iyo kuwa geeriyooday sidii aas qaran loogu sameyn lahaa.
Halkaan Ka Akhriso Magacyada xubnaha guddiga