Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa waxaa Shaqadii looga joojiyay Xogheyihii Joogtad ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa si KMG,h loogu Magacaabay Xogheyha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Maxamuud Xasan.
Hoos K Akhriso Wareegtada