Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa dadaalka ay ugu jirto sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed oo ay waxyeeladu ay ka soo gaartay fatahaadaha iyo roobabka, iyadoo lagu guuleystay in si dhaqsi leh dadkaasi daryeel loogu fidiyo.
Sidoo kale gudaha dalka iyo dibada ayaa waxaa ka socda gurmad xoogan loo sameeynayo dadkii uu fatahaada Wabiga Shabeelle ku sameeyay Magaalada Baladweynee ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Hoos ka Akhriso  Xaaladda guud ee Fatahaadaha iyo gurmadka socda.