Qoraal maanta ka soo baxay Guddiga Qaran ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dalacsiinta Agaasimayaal uu dhawaan magacaabay Wasiirka warfaafinta xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyada oo dib loogu sooceliyay.
Guddiga ayaa qoraal au u direen Wasaaraa Shaqada iyo arrimaha bulshada iyo Ra’iisul-Wasaaraha ayay ku ogaysiiyeen in aysan dhamaystineyn xubnaha ldalacsiinta u baahan tirade wax lagu dalcsiiyana ay ka yaryihiin iyaga oo cuskanaya qodobo Dastuuri ah ayaa shegay
Qoraalkaan dhawaan ka soo baxaya Wasiirka Warfaafinta xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda isaga oo magacaabay Agaasimayaal cusub, Guddiga dallaacada ee Wasaaradda ayaan sheegay in u dhameyn tirada (kooramka), go’aan ka qaadan kartay sida uu qabo sharciga Shaqaalaha.
Halkaan Ka Akhriso QoraalkaÂ