Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay shirka Siyaasada dhalinyarada kaas oo mudo Saddex Maalmood ah ka socday Magaalada Muqdisho.
Shirkaan aya waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya,waxaan diirada lagu saarayay Siyaasada Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyed,waxana ka qeyb galay Qaramada Midoobey, sida Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Dhalinyarada.
Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka laga soo saaray.