Afar Murashax Madaxweyne oo haatan ku sugan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa yeeshay Kulan ay kaga hadleen Arrimaha Siyaasadda iyo Doorashadda Maraxtinimadda Somalia.
Murashixiintaasi oo kala ah Madaxweynihii DKMGS, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul-wasaarihii hore ee DFS, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C/raxmaan Sheekh Axmed “Faroole†iyo C/naasir Maxamed Cabdulle ayaa waxay Kulankooda ka soo saareen War-murtiyeed ka kooban 7-qoddob.
Halkan ka akhriso War-murtiyeedka oo dhamaystiran:-