Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya ayaa la filaaya in uu Booqasho ku tago Magaalada Doxa ee dalka Khadar kadib markii dalka Scuuudi Carabiya uu uga qeybgalay Shirkii Wadamada Jaamacadda Carabta iyo kan dowladda Mareykanka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa horay Safaro kala duwan waxa uu u tagay Wadamo dhowr ah oo gaaraya ilaa Sided dal kuwas oo uu kala hadlay arimo muhiim ah waxa uuna horay u sheegay in Safaradas ay yihiin kuwo ay ku jirto danta dadka Somaaliyeed.
Booqashadaan ayaa la sheegay in ay timid kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu Casuumaad ka helay Boqorka dalkaasi urdun,iyadoona safarkaan uu noqonayo Safarkii 9,aad ee uu galo Madaxweyne Farmaajo.
Sikastaba Madaxweynaha Somaaliya ayaa sidoo kale la filayaa in uu galo Safaro kale oo ku saabsan dhanka xiriirka Caalamiga ah.