Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha Xukuumada ayaa ka hadlay Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadajir iyo Wadada Dabka ee Muqdisho oo ay maanta ka dheceen qaraxyo loo adeegsaday gawaari.
Ra’isul wasaare Kheyre ayaa Cambaareeyey falkaasi Kadib qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa.
Halkaan hoose ka Akhriso:-