Duqeyn ayaa lala beegsaday Beer ku taala duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyntaas oo la sheegay in dad rayid ah lagu dilay.
Hoos Ka Akhriso Magacyada dadkaas lagu dilay halkaas
1-Saneey Jaamac Warsame.
2-Isxaaq Cali Haaruun.
3-Xuseen Khamiis Mucalim Cabdi.
4-Maxamuud Talasow Cabdi.
5-Cabdi Qaadir Cabdi Llaahi Diiriye.
6-Cali Aadam Axmed.
7-Cabdi Fitaax Yuusuf Cabdi.
8-Maxamuud Muxamed Cabdi.
9-Cali Cabdi Ibraahim.
10-Juruum Maxamuud Yuusuf.