Maamulka Puntland ayaa Go’aan ka soo saaray diidmada iyo kala sooca lagu hayo lacagta shilinka Soomaaliga taas oo maalmihii la soo dhaafay dhibaato ku heysay Shacabka ku nool Magaalooyinka Maamulkaas.
Kulan Maanta dhexmaray Wasaaradda Maaliyada Puntland iyo Bangiga dhexe ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin in cidii diida lacagta Shilinka Soomaaliga loo aqoonsado Qaran dumis.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka