Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday 5 Nin oo lagu eedeeyay inay kufsi wadareed ka geysteen Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Maxkamadda Puntland ayaa Eedeeysanayaasha ku xukuntay Dil Toogasho ah,isla markaana waxaa Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe lafaray in uu Xabsiga ku sii haayo Eedeeysanayaasha.
Hoos ka Akhriso xukun Maxkamadda Puntland ay RidayÂ