Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta Maamulka Puntland  Saalax Abiib Jaamac ayaa Magacaabay Isuduwaha Wasaaradaas u qaabilsan gobolka Bari.
Wreegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabduqaadir Cabdullaahi Shire Muumin (Cabduqaadir Dooraqoosh.
Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa u qorneyd.