Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Isku-Shaandheyn waxa uu ku sameeyay xubnaha Golihiisa Wasiirada kadib mrkii xildhibaanada ay ka dalbadeen in isbedel lagu sameeyay.
24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiro dowllo ayuu Maanta Magacaabay Shariif Xasan,waxana ku jira Wasiiro Cusub iyo kuwo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada hore.
Sidoo kale waxaa Xusid mudan in ay jiraan ilaa  laba Wasiir oo ku Cusub Golaha Wasiirada kuwaas oo kala ah Wasiirka Arimaha gudaha iyo Wasiirka Haweenka.
Hoos Akhriso Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirada koonfur Galbeed.