Madaxweynaha Maamulka  Puntland Markuu Arkay: Dastuurka Puntland.
Markuu Arkay: Baarista ka soo baxday guddiga baarista iyo soo bandhigista xogta musuqmaasuq iyo maamul xumo ee lagu magacaabay digreetada Madaxweyne MW/DPS/247/04/04/2018
Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Guddiga
Waxaa shaqadii laga eryey Madaxda iyo shaqaalaha hoos ku qoran:-
Maxamuud Maxamed Cali (gabax)
Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka badda
Cali Xirsi Faarax Maxamuud
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid Fay Agaasimaha waaxda maamulka ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
Maxamed Siciid Cartan (Balcad)
Agaasimaha waaxda Kalluumaysiga ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
Cabdicasiis Axmed Jaamac
Xiriiriyaha Gobolada ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda
Cabdi Salaad Maxamuud (Radoofe)
Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
Casayr Yuusuf Maxamuud
Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynu, wuuna saxeexay madaxweynuhu
Shaqa joojintaan ayaa ku soo aadeysa xilli Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ka soo laabtay safar uu ku tegay Imaaraadka Carabta.