Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland
Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo
Waxuu Xeeriyey:
Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama Deperani loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.