Cali Cabdulalahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle ayaa Maanta deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan u Magacabay in ay noqdaan degmooyin ka tirsan Gobolkaas.
Degmooyink uu magacaabay ayaa gaaraya ilaa Saddex degmo kuwaas oo hada kadib loo aqoonsanayo in ay yihiin degmooyin.
Hoos Ka Akhriso Magacyada degmooyinka
Â