Waxaa Goordhow si rasmi ah u furmay kulanka 2-aad kal-fadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
156 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay,waxaana marka hore hal saaray ku daray furitaanka Kulanka Guddoomiye Mursal.
Hoos ka Akhriso Ajendayaasha Kulanka.Â