Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxa ay dacwad ka dahn ah Mamulka gobolka Banaadir u gudbiyeen Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta.
Dacwadaan ayaa timid kadib markii shalay muran la geliyay Jinsiyada Ciyaar yahan u Ciyaarayay xulka gobolka Banaadir tartanka Maamul Goboleedyada ee ka furmay Magaalada Muqdisho.
Ciyaaryahaanka u Ciyaarayay Xulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu Magacaabaa Abdimajid Cusmaan Ibraahim “Xusni” waxaana baraha Bulshada dadka qaarkood ay ku shaacinayeen in uu yahay Kenyati.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Jubbaland Hoos Ka Akhriso.