Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta isku-shaandheyn lagu sameeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiaran.
Wareegtada ayaa waxaa xilkii looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii dhanka maaliyadda Gobolka Hiiraan Khaalid Bashiir Macalin,waxana xilkaas loo Magacaabay.
Sidoo kale waxaa la magacaabay gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan,iyada oo uu xilkaas horay u haayay Xuseen Cismaan Muumin.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle.