Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shirkii ay yeeshaan waxaa ay ku ansixiyeen dhowr safiir oo cusub,kuwaas oo la magacaabay.
Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa darajada safiirnimo loogu dallacsiiyay xubnaha kala ah.
Muxidiin Maxamed Kaalmooy
Xasan Daahir Dhibil
Xasan Xundubey Jimcaale
Maxamed Isxaaq Ibraahim
Maxamed Cali Mire
Dhawaan ayaa waxaa la filayaa in Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqo Safaaradaha loo magacaabay Mas’uuliyiintan Maanta xilka Safiirnimo loo dallacsiiyay.