Warmurtiyeedka oo ay Maanta siwadajir ah u soo saareen madaxda Shanta Maamul goboleed ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada waqtigaan uu dalka marayo iyo arrimo kale.
WarMurtiyedka oo aad u dheer ayaa ka kooban Sideed qodob, waxaana marka hore looga hadlay qarixii 14 bisahan ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Goluhu waxa ay Xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyeen in ay Arrimihii amniga kaga mashquushay dhanka Siyaasada.
Sidoo kale Golaha ayaa waxa ay ku baaqeen Shir Wadatashi ah si looga hortago qalqal amni iyo mid Siyaasadeed in uu dalka ka dhaco.
Hoos Ka Akhriso War-Mutiyeedka oo dhameystiran