War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay Ciidamadii xalay la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Cadaado.
Galmudug sheegtay in Amarka Ciidamada 21-aad iyo Ciidanka Nabadsugidda Qaranka xalay ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Magaalada Cadaado uu ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug.