Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Baraha Bulshada ee ahaa in Galmudug ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka Soomaaliya.
War-Saxaafdeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu  sheegay in Warkaas uu yahay mid been abuur ah isla maarkaana lagu doonayo in lagu sii huriyo Xiisada Siyaasadeed.
Hoos Ka Akhriso Warka ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug.