Gelinkii dambe ee Maanta ayaa rag ku hubesnaa Bustoolado waxa ay qof loo maleynayo in uu yahay Shacab wax ay ku dileen degmada Dharkenley ee Gobolkaan Banaadir.
Kahor dilka qofka Shacabka ah ayaa kooxaha hubeysnaa oo watay Mooto Bajaaj ayaa la sheegay in qofka ay wateen isla markaana ay ku toogteen meel u dhow Xerada dadka barakacayasha ah ay degan yihiin ee Badbaado.
Macada sababta ka dambeysa dilka qofkaas iyo sababta loo dilay,waxaan dadka degmada qaarkood ay sheegeen in ay cabsi soo wajahday.
Meydka Marxuumka ayaa waxa la geeyaya mid ka mid ah Xrumaha laamaha amniga,waxana hadda sidoo kale socdo baari sy wadaan ciidamada dowladda.