Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka.
Imtixaanka mideysan ee sanad dugiyeedka 2018-2019 oo ay qaadeyso Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 11-ka Bisha ee soo socota May 2019,Maalin Sabti ah.
Â
Hoos ka Akhriso Jadwalka Imtixaanka.