Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo horay u soo noqday Wasiirka qorsheynta Soomaaliya kana mid ahaa Musharixiinta Madaxweynenimada Soomaaliya kula tartantay Sanadkaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay Shaqa joojintii lagu sameeyay Xoghayihii Joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya.
War qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook,ayaa waxa uu ku sheegay in Wasiir ku xigeenka Wasaaarda arimaha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha Jawaabaha ay ka bixiyeen Shaqa Joojintaas ay tahay mid qalad ah oo u baahan in ay raali gelin ka bixiyaan.
Hoos Ka Akhriso Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Â