Maamulka Puntland ayaa mamnuucay in shirar Siyaasadeed oo uusan ka warqabin Maamulka lagubqabto hoteelada Magaalooyinka Maamulkaas.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ayaa looga digay Siyaasiyiin ay sheegeen in ay yihiin mucaarad in shirar Siyaasadeed ku qabtaan deegaanada Puntland.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada