Wararka  ka imanaya Magaala Madaxda Galmudug ee Dhusmareeb ayaa waxa ay sheegayaan in uu xabsiga magaaladiisi xalay uu ku hoyday Agaasimaha guud Wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug Guuleed Osmaan Guuleed jawaase oo ay xireen Ciidamada Maamulka Ahlu sunna.
Wali si rasmiya looga oga sababta ka danbeysa xariga mas’uulkaaan hasayeeshee marar hore ayeey ciidamo ka amar qaata madaxa Ahlu sunna ee dhawaan heshiiska la galay Galmudug sidan oo kale u xireen madax ka tirsan mamulka Galmudug.
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo aan la xiriirnay si aan wax uga weeydiino xariga Masuulkaas ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino xariga hoyday Agaasimaha guud Wasaarada biyaha iyo tamarta Galmudug.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com