Akhriso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Masuuliyiin
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu Magacaabay masuuliyiin isugu jira Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol.
Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa waxa uu ku Magacaabay ilaa 24 Masuul oo qabanaya xilalka  Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol.
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii la magacaabay waxaa uu sameynayay Magacaabis iyo xilka qaadis intaba.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliland.