Gaari Uu lahaa Abshir Maxamed Maxamuud Abshir Kaaraan gudoomiye ku xigaynka dhanka amniga iyo siyaasada Degmada Hiliwaa Ee gobolka banaadir Ayaa goordhaw lsgula eegtay Inta udhaxaysa isgooska soos iyo shaneemo Cabdi Waayeel.
Xiriir aynu la sameenay gudoomiya ku xigeenka gaarigiisa qarxay oo ka badbaaday ayaa dalsan uxaqiijiyay in uu bad qabo balse qaraxa gaarigiisa loogu xeray
Ciidamada amaanka dagmadaas ayaa billaabay hoolgalo baaritano ah oo ay ka sameynayaan halka uu qaraxa ka dhcay
Wixii faafahino intas ka badan kala soco radiodalsan.com