Raâ€isulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay shaqada hey,adda nabadsugida qaranka ayaa sheegay in guulo waweyn ay ka gareen xaqiijinta amaanka dalka.
Waxa uu sheegay Ra’isulwasaaruhu in sanadkaan 2018 uu qorshuhu yahay in la tayeeyo hey,adaha amniga si ay uga hor tagaan weerarada iyo qaraxyada Al-shabab ay gestaan.
Hadalkaan ayaa Raâ€isulwasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu ka sheegay munaasabad lagu xusayay 48 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka nabadsugidda Soomaliya oo xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Halkaan hoose ka dhageyso codka Raâ€isulwasaare Xasan Cali Kheyre.