Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay Xukuumadiisa mudada Sanadka ka yar oo ay jirtay.
Kheyre ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in dhammaan ay bixiyaan mushaaradka dowladda,heshiisyo ay la galeen Dowladdo iyo Hay’adddo Caalami ah isla markaana taasi ay dowladda siisay fursado badan.
Waxa uu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay rajo weyn ka qabto in wixii ka dambeeya Bishaan Janaayo uusan qof Soomaaliyeed waayin mushaarka uu ku leeyahay dowladda.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisuyl Wasaare kheyre.