Maamulka Soomaaliland ayaa War ka soo saaray wareejintii dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay Maamulka Hawada Soomaaliya.
Maareeyaha Hay’adda Duulista Soomaaliland Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in aanay aqbali doonin in hawadooda laga maamulo magaalada Muqdisho ee caasimadda wadanka Soomaaliya.
Duuliye Rodol waxa kale oo uu sheegay in dawladda federaalka Soomaaliya ay ka baxday dhowr heshiisyo oo ay la galeen.
Hadalankaan kas oo bxay maamulka Soomaalilnd ayaa ku soo aadaya xili Maanta Xriga laga jaray Xarunta laga maamuli doono Maamulka Hawada Soomaaliy mudo 27 Sano ah kadib.
Hoos Ka Dhageyso Codka Maareeyaha Hay’adda Duulista Soomaaliland.