Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo kul hore Balan qaaday in la furi doono dekada hobyo ayaa soo iibiyay shactar casri ah kaas oo maalmahan nagu soo aadan gaari doono xeebta magaalada hobyo
Shactarkan ayaa dhawaan kusoo xirtay dekada xamar waxaana goordhaw u gudbi doona dhanka magaalada hobyo.
Madaxweynaha oo dhawaan Muqdisho kula kulmay waxgaradka iyo ganacsatada Galmudug ayaa ugu baaqay in ay ganacsigooda kala soo degaan dekada hobyo oo dhawaan dib u howlgali doonta sida uu madaxweynuhu balan qaaday.