Kulanka  ayaa waxa loogu magac daray Soomaalida Cusub ayaa hadda ka socda holka weyne ee sahal oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho.
Kulankn  ayaa waxaa Goobjoog ka ah Rai’isul Wasaaraha Xukuumaadda Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ugu horeyo Xildhibaan Dalxa,kooxaha hobolada Waabari dhamaan Shacabka ku nool gobolka Banaadir bahda Saxaafada iyo qeybaha kale ee Bulshada.
Kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa waxqabadka qaar ka mid ah Wasaaradaha sida Wasaaradda Maaliyada iyo Wasarado kale.